Rasta oo goolal dhaliyay

Ciyaar saaka ka dhacday garoonka Center ee xaafada islii ayaa markii ugu horreysay waxaa labadii gool ee uu waligiis dhaliyo ka dhaliyay garoonka Rastaman oo dhigay taariikh cusub

Waa markii ugu horreysay muddo badan oo uu kubadda ciyaarayey uu dhaliyo goolal
arrintan ayaa noqotay mid aad ay ugu farxaan ciyaartoyda saaxiibadiisa sida Cismaan Adebayor oo kor u qaaday Rasta farxad darteed

Waxaan ka wareysan doonaa goolasha Rasta iyo ciyaartii maanta dhacdayba Xabbad oo isaga ay horay Rasta isku koox u ahaan jireen haatanse ka fariistay ciyaaraha maadaama uu cuslaaday dhafarkana aad u badsaday

Wareysiga iyo fiidyow laga soo duubay ciyaartii maanta dib ayaan idinkugu soo gudbin doonaa haddle Eebbe idmo

Advertisements

Posted on June 13, 2011, in Ciyaaraha. Bookmark the permalink. 2 Comments.

  1. kkkkkkkkkkkkkkk war ma adan sabriye ayaa ka soo tabinay sportiga milan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: